Dowlada Imaaraatka oo Go’aan kasoo saartay Ciidamadii ay Soomaaliya u tababarayeen

Dowlada Imaaraatka ayaa go’aansatay in ay jiijiso tababaradii iyo taageeradii ay siineysay ciidanka Milatariga Soomaaliya, kadib markii meeshii ugu xumeyd uu gaaray xiriirka labada dal u dhaxeeya Wakaalada wararka u faafisa Imaaraadka Carabta  ee WAM ayaa shaacisay in dowlada Imaaraatka ay joojisay tababaradii iyo taageeradii ay siinayeen ciidanka kumaandooska Soomaaliya iyo kuwa maamulka Puntland . … Continue reading Dowlada Imaaraatka oo Go’aan kasoo saartay Ciidamadii ay Soomaaliya u tababarayeen